Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia uga socda Rooble iyo C/raxmaan C/shakuur

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan xasaasi ah ku leh xafiiskiisa Villa Somalia hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur. Wararka ayaa sheegaya in kulankan uu yahay mid ay aLbaabadu u xiran yihiin oo aan la ogeyn waxyaabaha looa hadlayo. Kulankan ayaa ku soo aadaya xili xiisad iyo khilaaf xoogan uu ka dhex … Continue reading Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia uga socda Rooble iyo C/raxmaan C/shakuur